Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Baydhaba oo is-beddel lagu sameeyey


Bartamaha Baydhabo

Maamulka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa is-bebdel ku sameeyay maamulkii magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay, oo hadda maamulkaasi xarun u ah.

Wareegto kasoo baxday wasaaradda arrimaha gudaha Koonfur Galbeed ayaa xilka looga qaaday guddoomiyaha degmada Baydhaba Cabdullaahi Cali Watiin, ayada oo xilkaas loo magacaabay Xasan Macallin Axmed Biikoole.

Waxaa sidoo kale la magacaabay guddoomiye ku-xigeennada amniga iyo maaliyadda ee degmada Baydhaba.

Faahfaahinta warkaas iyo wariya lagu xiray magaalada Baydhaba, waxaa soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:03 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG