Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arday Dhadhaab looga qaaday Jaamcadda Cambridge


Cabdi Aadan Khaliif, oo horey uga tirsanaa qaxootiga xeryaha Dhadhaab ayaa ka caawinaya ardayda qaxootiga ee haysta shahaadada dugsiga sare helista waxbarasho sare.

Hay’ad uu sameeay ayaa ka caawineysa 146 arday inay ku biraan jaamacadda Cambridge ee dalka Ingiriiska, oo ah mid ka mid ah jaamcadaha ugu wanaagsan caalamka.

Cabdi Aadan Khaliif ayaa VOA u sheegay inuu barnaamijka billaabay isaga oo maanka ku haya nolishiisii hore, islamarkaana u caawiyo dadka iminka ku sugan xaalad la mid ah tii uu ku noolaan jiray.

Warbixintan waxaa Gaarisa ka soo diray wariyaha VOA-da Maxamed Faarax Shire.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG