Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Garoowe oo laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato


Puntland
Puntland

Mas’uuliyiinta maamul goboleeedka Puntland ayaa soo rogay tallaabooyin cusub oo dhinaca amnig ah.

Gudaha magaalada caasimadda mamaulka ah ee Garoowe ayaa haatan lagu soo rogay amarro mamnuucaya ku dhex qadashada hubka iyo in rasaasta la iska rido.

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

Garoowe oo laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00


XS
SM
MD
LG