Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Maxamed Diini oo ah Madaxa Carwada Buugaagta Muqdisho oo ka jawaabaya su'aalo ku saabsan carwada iyo waxyaabaha ay dhageystayaasha VOA ka weydiinayaan isla carwadaas.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available