Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ganacsato Soomaali ah oo lagu beegsaday Koonfur Afrika


South Africa Unrest
South Africa Unrest

Dalalka Koonfur Afrika waxaa toddobaadyadii dhowaa sare uga kacay weerarada iyo falalka lagu beegsanayo gacansatada ajnebiga ah ee kasoo jeeda Afrika.

Ganacsato Somaliyeed ayaa si la mid ah dadka u dhashey dalalka kale ee Africa, ayagana ku hanti beelay dalkaas kadib markii la beegsaday.

Dadka la dhacay ayaa degan magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria oo sidii hore si ka duwan hadda ay rabashadaha kusoo faafeen.

Sahra Cabdi Axmed ayaa wrbixintan ku eegayso saameynta dhacdooyinaas iyo dhibaatada gaartey Soomaalida.

Ganacsato Soomaali ah oo lagu beegsaday Koonfur Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00


XS
SM
MD
LG