Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Boobkii ka Dhacay Koonfur Afrika


Ganacsato Somaliyeed ayaa si la mid ah dadka u dhashey dalalka kale ee Africa, ayagana ku hanti beelay dalka Koonfur Africa oo 2 dii cishoo lasoo dhaafay rabshadaha jira awgeed lagu bartilmaameedsadey.
Dadka la dhacay ayaa degan magaalooyinka Johannesburg iyo Pretoria oo sidii hore si ka duwan hadda ay rabashadaha kusoo faafeen. Sahra Cabdi Axmed ayaa wrbixintan ku eegayso Saameynta dhacaasi iyo dhibaatada gartey Somalida

Dhinacakalena, Kadib markii dhac iyo boob xoogan loo gaysanayay maalimihii lasoo dhaafay dadka soo galootiga ah ee dalal badan oo Africa ah u dhashey wadanka K. Africa ayaa markii ugu horeysay waxaa kulan isugu yimid qaar ka mid ah dibloomaasiyiinta Africa ee safiirada ah joogo dalkaasi Koonfur Africa waxaana ay kala hadleen dowlada Koonfur Africa wax ka qabashada tacadiga dhaca ah eek a jira halkaasi.
Safiirka Somalia ee dalka Koofur Africa Jamal Maxamed Barow oo asagu booqdey dhowr dukaan oo Soomaalida gala dhacay ayaa sheegay in meelo nabad ahaa ay dhibaatada kusii baahdey.

Dhageyso Boobka Koonfur Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:30 0:00


XS
SM
MD
LG