Ilaa 40 qof oo muhaajiriin ah ayaa la la’yahay in kastoo laga cabsi qabo inay dhinteen kadib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay badda Medhitareeniyaanka habeenkii Talaada ee 27-ka Augast.
Dadka dhintay waxaa ku jira ugu yaraan hal qof oo Soomaali ah, inta la xaqiijiyey, waxaase suurta-gal ah inay intaas ka badan yihiin.
Haddaba Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa masiibadaas ka waraystay Xuseen Yuunis Xasan oo ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay ee Libya.
Facebook Forum