Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Aadan Mataan oo ah madaxa ururka ATM ee fadhigiisu yahay magaalada London, waxana uu Aadan Mataan ka hadlayaa xus ay u sameeyeen Alle ha u naxariistee Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow).
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.