War Deg-Deg ah

Barnaamijka Caweyska Washington

Caweyska
Caweyska

Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan arooska miyiga iyo hal-xiraalayaasha la isku weydiiyo, iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo caawana uu marti ku yahay abwaan Maxamed Muumin (Ababe).

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.

Dhageyso Caweyska Washington

No media source currently available

XS
SM
MD
LG