Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Martida Mikrofoonka


Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdi Muuse oo ka tirsan ururka Xaasibada Geeska oo ah urur ka dhisan dalka Britain, kana shaqeeya badbaadada caruurta Soomaalida oo qaarkood ay u dhintaan weerarka midiyaha.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:12:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG