Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Sooyaalka afgambiyada Sudan


Boqolaal dadka reer Sudan ah oo u badan ardayda iskuulada ayaa weli mudaaharaadyo ka oogaya wadooyinka caasimadda dalka Sudan ee Khartoum, iyagoo ka soo horjeeda dad lagu dilay magaalada El-Obeid, ee caasimadda gobolka Waqooyiga Kurdufan.

Mudaaharaadyadan ayaa imaanaya iyadoo mucaaradku ay isniintii ka baxeen wajiga labaad ee wada hadallo ay kala yeelan lahaayeen Militariga xukunka dalkaasi xoogga ku haya, arrimaha awood qeybsiga ay ku dhawaan ku heshiiyeen.

Sudan ayaa taariikh ahaan waxaa lagu yaqaan miltari awoodda afgambi kula wareega. Hadaba warbixin aan dib ugu eegeyno taariikhda afgambiyada Sudan iyo xaaladda uu hadda dalkaasi ku jiro waxaa magaalada Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Warbixin: Sooyaalka afgambiyada Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:10:55 0:00

XS
SM
MD
LG