Dhowaan ayey heshiis gaareen golaha milatariga Suudana iyo xoogagga isbeddel-doonka iyo xorriyadda ee mucaaradka ah.
Hehsiiskaas waxaa dhexdhaxaadin ballaaran ka galay wasiirkii hore ee dhaqanka iyo dalxiisaka Itoobiya, haatanna ah Ergayga Gaarka ah ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobya u qaabilsan arrinta Sudan Ambassador Maxamuud Dirir.
Haaruun Macruuf ayaa kula xiriiray khadka telefoonka ee Khartuum waxaana uu ugu horrayn weydiiyey sida uu arko muhiimadda heshiiskaasi.
Facebook Forum