Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taliye cuusb oo la wareegay hoggaanka AFRICOM


Stephen J. Townsend
Stephen J. Townsend

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRCOM ayaa maanta waxaa hoggaanka taliskaasi si rasmi ah ula wareegay, Gen. Stephen J. Townsend, isagoo bedelay Gen. Thomas Waldhauser oo madax ka ahaa taliska.

Caqabadaha horyaalla taliyaha waxaa ka mid ah dagaalka ciidamada Mareykanka kula jiraan kooxaha argagixisada ee Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan arrintan oo ay qortay Jariidadda Stars and Straps oo arrimaha ciidamada Mareykanka ka hadasha, waxaa soo jeedinaya Maamed Colaad Xassan.

Taliye cuusb oo la wareegay hoggaanka AFRICOM
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00

XS
SM
MD
LG