Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muhaajiriin lagu la'yahay xeebaha Libya


Ugu yaraan 150 oo tahriibayaal African ah ayaa lagu la’ayahay badda Meditareeniyaanka, waxaana laga cabsi qabaa inay badda ku hafteen.

Qaar kale oo ka mid ah dadkaasi badda ku safrayay ayaa la soo badbaadiyay sida ay sheegtay hey’ada Qaxootiga ee Qaramada Midoobay ee UNHCR.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa warbixintan uga hadlaya.

Muhaajiriin lagu la'yahay xeebaha Libya
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:37 0:00

XS
SM
MD
LG