Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorasho baarlamaani oo ka socoto Ukraine


Doorashada Ukriane
Doorashada Ukriane

Dadka reer Ukrain ayaa maanta u dareeray goobaha cod-bixinta, si ay uga qeyblaan doorasho waqtigeedii laga soo hormariyay oo loo maleynayo inuu awoodda ku sii kordhisan doono madaxweynaha cusub ee dalkaasi.

Volodymyr Zelenskiy oo ahaa majaajiliiste caan ahaa oo riwaayadaha TV-ga ka matali jiray madaxweynenimo, ayaa si aqlabiyad leh ugu guuleystay doorashadi madaxtinimo ee bishii April.

Zelenskiy ayaa kala diray baarlamaanka, kuna baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay. Dadka ka faallooda siyaasadda Ukraine ayaa sheegay in uu doonayo inuu ka faa’ideysto taageerada shacabka si xisbigiisa uu u helo aqlabiyadda baarlamaanka.

XS
SM
MD
LG