Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Garyaqaan Cabdiwaaxid Sheekh Cusmaan Qalinle oo ka haldaya qafaal uu maamulka madaxweyne Trump sheegay in lagu sameyn doono dadka aan Maraykanka sharciga ku lahayn.
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, soona jeedinaya Jacfar Kukay.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available