Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barn. Wicitaanka Dhageystaha


Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Danjiraha Somalia ee fadhigiisu yahay magaalada Tripoli ee dalka Libya, Muxyadiin Maxamed Kaalmooy, waxana uu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOA ee ku aaddan arrimaha tahriibayaasha.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Jacfar Kukay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:26:13 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG