Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sudan: Wada-hadallada Sudan oo horumar laga sameeyay


Dalka Sudan waxaa xoogaa horumar ah laga sameeyay wada hadallo muddo dheer socday oo ay ku lug lahaayeen ururada gobolka iyo ergay caalami ah, si looga gudbo ismari waa ka dhex taagnaa mudaaharaadayaashii xooga awoodda uga tuuray madaxweynihii dalkaasi mudada 30 sana ah soo xukumayay Cumar Xasan Al-Bashiir iyo Miltariga awoodda dalka kala wareegay.

Mohammed Alamin ayaa warbixintan ka soo diray Khartoum. Ibrahim Xassan Dandureey ayaa inoo soo jeedinaya.

Warbixin xaaladda siyaasadda Sudan oo soo hagaageysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:09 0:00

Hadaba heshiiskan muxuu uga dhiganyahay ismari waagii ka taagnaa Sudan tan iyo bishii April markii la riday Madaxweyne Cumar Xassan Al-Bashiir. Su'aashaa iyo kuwo kale ayuu Maxamed Colaad Xassan weydiiyay Cabdisataar Jaamac oo ka faalooda arrimaha Carabta kuna suggan dalka Sudan.

Falanqeyn xaaladda siyaasadda Sudan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00

XS
SM
MD
LG