Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HRW: Booliska Kenya xad-gudub ayuu sameeyaa


HRW logo
HRW logo

Booliiska Dalka Kenya ayaa inta badan lagu eedeeyaa inay adeegsadaan awood xad-dhaaf ah oo sharciga ka baxsan marka ay ku jiraan howlgaladooda.

Warbixin cusub oo la dabaabacay arbacadii shaley ayaa hay'ada xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch ay ku sheegtay in booliisku uu ku lug leeyahay dilalka ugu yaraan 21 qof, laga soo bilaabo bishii August ee sanadkii hore ee 2018.

Dadka la dilay ayaa waxaa ku jira laba qof oo ka soo jeeda xaafadaha Isku raranta ah.

Warkan waxaa magaalada Nairobi kasoo dirtay wariyaha VOA Rael Ombuour. Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Dhageyso Warbixinta HRW ee Booliiska Kenya
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:26 0:00

XS
SM
MD
LG