Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaarisa: Ciidamada Kenya oo xadgudub lagu eedeeyey


Hogaamiyaasha laga soo doortay maamulka Garissa ee Waqooyi Bari, Kenya ayaa cabasho ka muujiyay xadgudubyo ay shegeen in ciidamada miliriga dalka Kenya ee ku sugan xuduudda Kenya iyo Somalia ay kula kacaan shacabka gobalka.

Hogaamiyayaasha ayaa sheegay in dhacdadii ugu ay ciidamada qabsadeen islamarkaana muddo uu xirnaa qof ka mid ah dadka deegaanka, oo jirdil xooggan ay ku sameeyeen.

Warbixintan waxaa magaalada Garissa ka soo diray Maxamed Faarax Shire.

Dhageyso Madaxda Garissa
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:16 0:00

XS
SM
MD
LG