Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirka la dagaalanka xag-jirnimada oo Jabuuti lagu qabtay


Dalka Jabuuti ayaa waxa shalay ka furmay shir lagu casuumay aqoon-yahannada diimaha Islaamka iyo Kiristanka oo looga hadlayay sidii loola dagaalami lahaa fikaradaha xag jirka.

Shirkan waxaa si wada jir ah u soo qabanqaabiyay Urur Goboleedka IGAD iyo safaaradda Mareykanka ee Jabuuti. Wariyaha VOA Ramadaan Muuse ayaa warbixintan soo diray.

Jabuuti oo lagu qabtay shir ka dhan xagjirnimada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG