Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khubaro: Maxamed Bin Salmaan ayaa dilay Khaashuqji


Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay oo ku xeel dheer ilaalinta xuquuqda aadamaha ayaa soo saaray natiijada baaritaan ay ku sameeyeen dilkii weriye Jamaal Khaashuqji.

Warbixin ka kooban boqol bog oo ay soo saareen ayey ugu baaqeen Qaramada Midoobay inay dambi-baadhis ku samayso dhaxal-sugaha Sacuudiga oo lagu eedeeyay dilka Jamaal Khaashuqji.

Xuseen Barre ayaa faahfaahinta warkan iyo saamaynta ay yeelan karto waxaa uu ka waraystay Mustaf Bashiir Goobdoon oo ah aqoonyahan ku sugan dalka Switzerland oo ah xaruunta labaad ee Qaramada Midoobay.

Khubaro: Maxamed Bin Salmaan ayaa dilay Khaashuqji
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:16 0:00

XS
SM
MD
LG