Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Iran oo jebineysa heshiiska Nukliyeerka


Dawladda Iran ayaa muujisay inay jebin doonto heshiiskii sannadkii 2015-ka ay la gashay waddamada Yurub iyo Maraykanka ee ku saabsanaa xakamaynta barnaamijkeeda Nukliyeerka.

Iran waxay shaacisay inay naaxinta Yuraaniyamka ka sare marsiin doonto heerka uu xaddiday heshiiskaasi sannadkii 2015-ka.

Iran ayaa ku cadaadinaysa waddamada Yurub inay la macaamilaan Iran isla markaana ka khafiifiyaan cunaqabataynta uu Maraykanku kusoo rogay.

Hadaba ku dhowaaqistan dowladda Irian ee garab-marka heshiiskan ayaa waxa nala falanqeynaya Cabdinuur Ibrahim Cabdalla oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika iyo Bariga Dhexe oo ku sugan waddanka Britain.

Caasho Ibrahim oo la hadashay ayaa ugu horreyn weydiisay waxa loo qaadan karo hadalka dowladda Iran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:37 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG