Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Raadka Xadka Xiran ee Lamu, Kenya


Deegaanada Lamu Ilaa Malindi ee dalka Kenya ayaa ganacsi ahaan ku tiirsan baddeecadaha qiimaha jaban ee kasoo talaaba xadka Somalia ee badda iyo barigaba.

Ganacsigan ayaa ka dhigi jirey deegaanka xeebta ee Kenya mid laga helo badeecado qiimo jaban. Haddaba, ka dib markii dawladda Kenya ay xirtay xadka dhinaca deegaanka Lamu, ayaa dadku sheegeen in talaabadaasi ay saameyn doonto isu socodkii ganacsi ee labada dhinac, kaas oo gaari kara ilaa magaalada Mandheera.

Warbixin saameyntaas ka hadlaysa waxaa innoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

Saameynta Dhaqaale ee Xadka Xiran ee Lamu
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG