Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mucaaradka Sudan oo Aqbalay Wadahadal


Ergayga gaarka ah ee Itoobiya u qaabilsan dhexdhexaadinta Sudan Mahmoud Dirir oo wariyaasha kula hadlaya Khartoum Sudan, June 11, 2019

Ergayga gaarka ah ee ay Dowladda Itoobiya u xil-saartay dhex-dhexaadinta dhinacyada isku haya siyaasadda Sudan, ayaa sheegay in hogaamiyaasha kooxaha dibadbaxyada ka wada Khartoum ay ogolaadeen ambaqaadidda wadahadallada nabadda.

Isaga oo wariyaasha kula hadlayay magaalada Khartoum, ay ergeyga gaarka ee Ethiopia, Maxmuud Dirir uu sheegay in Golaha Sare ee Milatariga uu isna ogolaaday dib u billaabidda wadahadallada, si xal looga gaaro khilaafka siyaasadeed ee uu dhiiga badan ku daatay ee ka taagan Suudan.

Haddaba, wararki ugu danbeeyay ee xaaladda dalka Sudan, ayaa Nur Hassan Nur uu ka wareystay Cabaas Maxamed Nur oo ah saxafi dagan magaalada Khartoum.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:23 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG