Isku xirrada

War Deg-Deg ah

ONLF oo ka hadashay rabshado ka dhacay Wardheer


Cadaani Hirmooge

Jabahadda ONLF ayaa war qoraal ah ka soo saartay banaanbaxyo rabshado watay oo maalmihii la soo dhaafayay ka dhacayay magaalada Wardheer ee gobolka Doolo ee dalka Ethiopia.

Banaanbaxyadaas ayaa intii ay socdeen waxay ciidamada boolisku ku xirxireen dad badan, qaar kalena waxaa soo gaaray dhaawacyo.

Hadaba wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay Afhayeen ururka ONLF Cadaani Hirmooge.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG