Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Al-Shabaab iyo Kenya oo ku dagaalamay Mandheera


Shabaab
Shabaab

Wararka ka imanaya Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in laba qof ay dhinteen, kaddib markii dagaal uu dhexmaray ciidamada amniga iyo koox loo maleynayo inay Al-Shabaab ka tirsan yihiin.

Mid ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa askari ka tirsan booliska dalka Kenya.

Dhinaca kale masuulyiinta ismaamulka Mandheera ee Kenya ayaa ciidamada ammaanka dowladda Kenya ku eedeeyay in dadka deegaankaasi ay u gaystaan dhibaatooyin la mid ah kuwa ay Al-Shabaab ka gaystaan gobolka.

Wariyaha VOA Khadar Mahmuud Xareed ayaa warkan kasoo direy Nairobi.

Al-Shabaab iyo Kenya oo ku dagaalamay Mandheera
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG