Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntand: Shiinaha oo Dhisaya Dekedda Eyl


Puntland iyo Shirkadda CCECC oo heshiis kala saxiixanaya
Puntland iyo Shirkadda CCECC oo heshiis kala saxiixanaya

Maamulka Puntland ee Soomaaliya iyo Shirkadda CCECC ee dalka Shiinaha ayaa shalay kala saxiixday heshiis ay shirkaddaasi ku dhisi doonto dekedda Eyl iyo mashaariic kale.

Heshiiskan ayaa yimid kaddib safar uu Shiinaha ku marayo madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullahi Deni.

Warbixintaan waxaa Boosaaso kasoo dirtay, Faduma Yasin.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:29 0:00

XS
SM
MD
LG