Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo Ciidan Dheeraad ah u Diraya B. Dhexe


Madaxweynaha Maraykanka D. Trump ayaa sheegay in uu ciidan hor leh u diray gobolka Bariga Dhexe, isaga oo ujeedada ku sheegay in ay tahay mid ka hortag ah. Talaabadan ayaa waxa diidday dalwadda Iran, iyada oo sheegtay inaanay is-dhiibi doonin.

Dhinaca kale, waxaa jira warar sheegaya in maamulka Trump uu doonayo inuu hub ka iibiyo dalalka Sacuudiga iyo Isutagge Imaaraadka, iyada oo aan la marin congresska oo xaaladahaas oo kale ogolaanshihiisa loo baahan yahay.

Haddaba faahfaahinta wararkan cusub ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Jibriil Aw-Maxamed oo bare ka ah Jaamacadda Ohio State ee dalka Maraykanka.

Dhageyso Ciidanka Dheeraadka ah ee B. Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:44 0:00

XS
SM
MD
LG