Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dawada la isku caddeeyo oo laga mamnuucay Bariga Afrika


Dalalka Bariga Afrika ayaa mamnuucay dawooyinka la isku cadeeyo ee loo yaqaan hydroquinone.

Dhaqaatirta ayaa sheegey in isticmaalka walxan ay sababayaan dhibaatooyin caafimaad oo baaxad weyn.

Golaha sharci dajinta Bariga Afrika ayaa todobaadkii hore meel mariyey qaraarkan iyagoo ugu baaqey gobolka iney manuucaan sameynta iyo soo dhoofinta waxyaabaha ay ka kooban tahay dawada la isku cadeeyo ee hydroquinone.

Wariyaha VOA-da Moses Havyarimana ayaa warbixintaan kasoo direy magaalada Arusha ee Tanzania. Falastiin Axmed Iiman ayaa noo soo jeedinaya.

Dawada la isku caddeeyo oo laga mamnuucay Bariga Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:05 0:00

XS
SM
MD
LG