Ku xigeenka ergayga Qaramada midoobay u qaabilsan Somalia ayaa warbixin uu siiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ku sheegay in Somalia ay horumar ka samysay dhinacyada dhaqaalaha, siyaasadda, dib u eegista dastuurka iyo u diyaargarowga doorashada Guud.
Sarkaal ayaa sheegay in loo baahan yahay wadashaqeynta dowladda dhexe iyo maamul-goboleedyada si looga baaqsado abaart iyo macluul dalka ka dhacda.
Xuseen Barre ayaa warbixintan inoo haya.