Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cudurka daacuunka oo ka dillaacay Wajeer


Wajir, Kenya

Hal qof ayaa cudurka dacuunka ugu geeriyooday magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyiga Bari ee dalka Kenya.

Sidoo kale in ka badan 42 qof oo cudurka uu soo ritay ayaa waxaa lagu dhabiibaya isbtaalka guud ee Wajeer

Wasarada Cafiamaadka Wajeer ayaa xaqiijisay jiritaanka daacuunka.

Wariyaha VOA-da, Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Gaarisa ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:13 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG