Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Farmaajo oo ka hadlay khilaafka maamul goboleedyada


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay Munaasab lagu xusayay maalinta dhalinyarada ee 15ka may, waxa uu kaga hadlay khilaafka maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe.

Madaxweynaha ayaa si gaar ah uga hadlay shirkii kusoo dhammaaday Garoowe ee la isku fahmi waayey.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay tuhunka ka dhashay hindise sharciyeedka doorashooyinka ee qodobadiisa qaar loo arkay in dowladda ay ku dooneyso muddo kororsi.

Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa warbixin ay khudbadaas iyo sida loo arko ku eegeysa nooga soo dirtay Muqdisho.

Farmaajo oo ka hadlay khilaafka maamul goboleedyada
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:45 0:00

XS
SM
MD
LG