Magaalooyinka Nairobi iyo Gaarisa waxaa ka dhacaya kulamo is khilaafasan oo ay yeelanayaan siyaasiyiinta gobalka Soomaalida Kenya.
Siyaasiyiinta qaar ayaa kasoo horjeeda maamulka Garissa County halka qaarna ay tageerayaan.
Badhasaabka Garissa County Cali Bunow Qorane ayaa sheegay in dowladiisa faragalin lagu hayo.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan kasoo diray Gaarisa.