Isku xirrada

War Deg-Deg ah

M/Afrika oo dalbaday in maamul rayid ah laga her-galiyo Sudan


Qaar ka tirsan hoggaamiyayaasha Midowga Afrika oo ku shiray magaalada Qaahira ayaa saddex bilood ugu daray Golaha Milatariga Ku Meelgaarka ah ee dalka Suudaan inay xukunka ku wareejiyaan maamul rayid ah.

Hadalkan ayaa waxaa cambaareeyey dadka bannaanbaxaya ee doonaya isbeddelka ee dalka Suudaan.

Bannaanbaxayaashu waxay ku baaqeen inay maalinta berrito ah iskugu soo baxaan hal milyan oo qof si loogu cadaadiyo hoggaamiyayaasha Sudan inay xukunka wareejiyaan.

Haddaba hadalka kasoo yeeray madaxda Afrika ayaa Sahra Ciidle Nuur ay ka waraystay Cabdalla Qaalib oo ah arday Culuumta Sharciga ka barta Jaamacadda Qaahira.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG