Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sri Lanka oo oo tuhuntay Daacish


Sri Lanka's Prime Minister Ranil Wickremesinghe

Reysal wasaaraha Sri Lankan Ranil Wickremesinghe ayaa sheegey, in ay suurtagal tahay in weerarkii Axaddii lagu qaaday kaniisado dalkiisa ay ka dambeeyaan kooxda Daacish.

Kooxdan isku magacawday Khilaafada Islaamka ayaa sheegtay mas'uuliyadda weeraradi Axaddi oo lagu qaaday kaniisado iyo hoteello ku yaalla Sri Lanka.

Shalay, Dowladda Sri Lanka ayaa ku dhawaaqday maalin qaran oo loo murugoonaayo dadkii weraradaasi lagu dilay, iyadoo dhimashada qaraxyadaasi ay hadda gaartay 321 qof.

Qaraxyada ayaa bur buriyay afar hotel, seddex kaniisado oo caan ah, iyagoo bartilmaameedsaday kaniisado ay aadaan dadka dalxiisayaasha ah.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG