Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Lacago Badan oo Laga Helay Guriga Cumar Al Bashir


Ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Sudan

Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in gurigii uu deganaa madaxweynihii xilka laga qaaday Cumar al Bashiir laga dhex helay boqolaal milyan oo doolar oo guriga u taallay.

Arrinta ayaa waxaa si weyn uga hadashay warbaahinta caalamka , hadaba faahfaahinta warkan ayaa Nuur Xasan Nuur waxaa uu ka warystay Cabaas Maxamed Nuur oo ah wariye dalka Sudan uga soo warrama warbaahinta qaranka Soomaaliya.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:32 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG