Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir-madaxeedkii Hanoi oo Maanta ku Eg.


Waxaa maanta ku eg shir madaxeedkii labada hogaamiye ee Maraykanka iyo K. Wqooyi D. Trump iyo Kim Jong Un. Wararka laga helayo magaalada Hanoi ee dalka Vietnam oo ah halka uu shir-madaxeedku ka socdo ayaa sheegaya in wali aan horumar weyn laga gaarin.

haddaba faahfaahinta waxa ilaa hadda la isla gaaray ayaa weydiiyey Xasan Jaamac oo ah tafaf-tiraha laanta afka Soomaaliga ee idaacadda SBS ee dalka Australia.

Dhageyso Shir-madaxeedka Hanoi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00

XS
SM
MD
LG