Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Donald Trump oo Rajo ka Muujiyey Kim Jong Un


Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa niyadsami ka muujiyey kulanka dhexmari doono isaga iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un. Madaxweyne Donald Trump oo sida caadadiisa ah bartiisa Twitter-ka ku soo gubiyey arrintan, ayaa qorey; labadeenuba waxaan fileynaa in aan sii wadno horumarkii la gaarey.

Madaxweyne Donald Trump ayaa ka dib kulanki koowaad ee ay yeeshaan isaga iyo madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi bishii 6-aad ee sanadkii tagey, waxa uu dadweynaha Mareykanka u sheegay in qof walibo uu hada nabadgalyo dareemi karo, maadaama aysan waxbsi nugliyeeka Kuuriyada Waqooyi aysan jireyn.

XS
SM
MD
LG