Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hay'ado caalami ah oo Somaliland ka dalbadey sii deynta Abwaan Abees


Hay’daha xuquuqda aadanaha ee Amnesty International iyo Human Rights Watch, ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga dalbanadeen Somaliland in si dhaqsa ah oo shuruud la’aan ah ku sii deyso Abwaan Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan, oo loo yaqaan, “Cabdirahmaan Abees," oo Hargeysa ku xirab tan iyo 12kii bishii Janaayo ee sanadkan. Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warkan ka soo direy Hargeysa.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:52 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG