Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mareykanka oo kafakaraya in Guantanamo uu maxaabiis hor-leh geeyo


Saraakiisha dawladda Maraykanka ayaa ka baaraan degayada in qaar ka mid ah xubnaha argagixisada ah ee lagu qabtay dalka Siiriya la geeyo xabsiga Guantanamo Bay, kaas oo ay furnaanshihiisa si weyn loogu kala aragti duwan yahay dalkan Maraykanka.

Madaxweynihii hore ee Maraykanka Brack Obama ayaa isku dayey inuu xabsigaasi xiro, hase yeeshee Donald Trump oo beddelay ayaa taagersan inuu frunaado, weliba maxaabiis kale lagu soo xiro. Warbixintan waxaa inoo haya Haaruun Macruuf.

Mareykanka oo doonaya in maxaabiis hor leh la geeyo Guantanamo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:15 0:00

XS
SM
MD
LG