Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta Edmonton, Kanada oo Cagajugleyn la Kulmey


Masaajidka Koonfurta Calgary, AB, Kanada
Masaajidka Koonfurta Calgary, AB, Kanada

Jimcihi la soo dhaafey ee daraad waxaa gobolka Quebec ee dalka Kanada lagu xukumay nin lix muslimiin ah ku diley masjid dhexdiis, 17 kalena ku dhaawacay. Hase ahaatee todobaadki ka horeeyey iyo isla maalinti uu xukunka ka dhacayey Quebec oo bariga Kanada ah, waxa magaalada Edmonton oo dhacda galbeedka dalkaasi, hoyina u ah masaajidki ugu horeeyey ee Kanada ka dhacay labo dhacdo oo hada la la xariirinayo xukunkaas.


Masaajidka Al Rashiid ayaa waxa soo galey labo nin oo ka tirsan ururada midigta xag jirka ah ee kooxaha cadaanka ah, islamarkaasna labis lagu yaqaan kooxahaasi watey. Halka masaajidka Markas Al Islaam loo soo direy warqad loogu sheegayo in aysan isku dhajin dhulkan oo ay marti ku yihiin.


Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan inoo hayo.

Cagajugleyn Muslimiinta Edmonton
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:25 0:00

XS
SM
MD
LG