Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo jeediyey khudbaddii sanadlaha ahayd


Madaxweynaha Maraynkanka Donald Trump ayaa habeenkii Talaadada jeediyey khudbaddii “State of the Union” ee sanadlaha ahayd ee marba madaxweyne xilka hayaa uu dadka Maraykanka u jeediyey, taas oo uu kaga hadlo xaaladda dalka.

Khubaddiisa waxa uu si gaar ah ka hadlay dhaqaalaha, arrimaha socdaalka, qodobka muranku ka taagan yahay ee darbi laga dhiso xuduudda Maraykanka iyo Mexico iyo qodobo arrimaha diebadda khuseeya sida sababta maamulkiisu u taageerayo hoggaamiyaha mucaaradka Venezuela.

Waxaa khdubaddan nala falanqaynaya Prof. Cabdiwaaxid Cusmaan Qalin oo ah sharciyaqaan ka shaqeeya Gobolka Minnesota kana faallooda arrimaha caalamka iyo Faysal Deri oo u ololeeya xisbiga Jamhuuriga.

Dhageyso Khudbadda Trump
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:18:19 0:00

XS
SM
MD
LG