Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda Somalia oo dejisay walaaca laga qabo shirka London


Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay walaaca laga qabo shir ku saabsan sahminta shidaalka Soomaaliya oo ay bisha Febraayo horaanteeda ku qabaneyso London.

Shirkaas waxaa hareeyay su’aalo badan oo qaarkood sheegaya in si xaraash ah lagu bixinayo ruqsadda shidaal baarista Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ay sheegtay in shirkaasi uusan aheyn mid lagu bixinayo shatiyada shidaal qodista Soomaaliya..

Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa ka wareystay shirka wasiirka shidaalka dowladda Federalka Soomaaliya Eng Cabdirashiid Maxamed Axmed.

Dowladda Somalia oo dejisay walaaca laga qabo shirka London
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:26 0:00

XS
SM
MD
LG