Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haya'ada U doodo Xuquuqdda Muslimiinta Mareykanka oo soo dhoweysay Xubnaha Congress-ka ka mid noqdey ee Muslimka ah


Haya'ada U doodo Xuquuqdda Muslimiinta Mareykanka oo soo dhoweysay Xubnaha Congress-ka ka mid noqdey ee Muslimka ah
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

Haya'ada U doodo Xuquuqdda Muslimiinta Mareykanka oo soo dhoweysay Xubnaha Congress-ka ka mid noqdey ee Muslimka ah

Hay’ada Udoodda xuquuqda dadka Muslimiinta ee dalkan Maryekanka ee CAIR, ayaa sheegtey in xili Muslim naceyb uu ka jiro dalkan Mareykanka ay Guul-weyn uga dhigantahay in musliimta ay ku yeeshaan xubno matalo aqalka Congress dalkan Mareykanka, oo ay ku biireen saddex xubnood oo gobolo kala duwan laga soo doortey.

Kulan ay soo qabanqaabisey hayada oo ka dhacay gobolka Virginia ayaa lagu soo dhoweeyey saddex xubnood oo ay ku jiraan 2 gabdhood oo noqdey haweenkii ugu horeeyey oo Muslim ah oo ka qeybgalo aqalka Congress, kuwaasoo ay ku jirto Ilhan Omar, oo asal ahaan Somalia kaso jeedo.

Sahra Cabdi Axmed ayaa ka qeybgashey warbixintan nooga diyaarisey
XS
SM
MD
LG