Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fabregas oo ku biiray Monaco


Cesc Fabregas

Kooxda Monaco ayaa Jimcihi ku dhawaaqday saxiixa laacibka reer Spain ee Cesc Fabregas kaasoo oo hadda kasoo wareegay kooxda Chelsea.

Fabregas oo ah ciyaaryahan ka dheelo khadka dhexe ayaa Chelsea ka tirsanaa tan iyo sannadki 2014-ki xilligaas oo uu kasoo tagay kooxda Bacelona.

Horay wuxuu ugu soo dheelay kooxda Arsenal sannadihi u dhaxeeyay 2003-11.

Chelsea wuxuu kula guuleystay laba horyaal sidoo kale Barcelona ayuu lasoo qaaday horyaalka Spain ee La Liga muddadi uu joogay Spain.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG