Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kanada oo Wax ka Badashey Habka Warbixinada Amniga


Wasiirka Amniga Kanada, Ralph Goodale


Habka warbixin sanadeedka ay soo saarto Wasaaradda Amniga ee Kanada ee ku aaddan falalka argagixisada ayaa dhaliyey muran badan, ka dib markii dadka aaminsan diimaha ay tilmaameen in ereyada qaar la isticmaalay ay yihiin kuwo iyaga ka dhan ah.

Wasaaradda ayaa aqbashey in isbadel lagu sameeyo lagana reebo magacyada la la xariiriyo argagaxisada sida Muslim, Suni, Shiico iyo Sikh.


Wariyaha VOA ee Toronto Xussen Nuur Xaaji ayaa warbixintan inoo soo direy.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:11 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG