Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda magaalada Mooyaale oo deggan


Waxaa maanta deggan xaaladda magaalada Mooyaale ee dalka Ethiopia oo maalmihii la soo dhaafay ay dagaallo ay dad badan ku dhinteen ku dhex marayeen Soomaalida iyo Oromada.

Deganaanshahan ayaa yimid ka dib markii dowladda federaalka Ethiopia ay magaalada u dirtay ciidamo kala dhex gala dhinacyaddii ku dagaalamayay magaalada.

Wariyaha VOA-da Cabdi Xakiim Maxamuud Shirwac ayaa xaaladda magaalada ka wareystay Cabdinuur Maxamed Xuseen, oo horey gudoomiye uga soo noqday magaalada, kuna sugan Mooyaale.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG