Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta Kenya oo Wada Olole Tirokoobka 2019-ka


Doorashada Kenya
Doorashada Kenya

Gobollada ay u badan yihiin dadka Muslimiinta ah ee dalka Kenya waxa ka socda olole ay siyaasiyinta laga soo doortaa wadaan oo ku aadan sidii ay iskugu diyaarin lahaayeen tirokoob la sheegay in dalka Kenya laga qabanayo sanadka foodda inagu soo haya ee 2019-ka.

Muslimiita kenya oo hatan lagu qiyaaso ilaa labo milyan ayaa ku doodaya in ay tiradoodu gaadhayso afar milyan oo qof.

Wariyaha VOA da Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan nooga soo diray Gaarrisa.

MUSLIMIINTA KENYA
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:13 0:00

XS
SM
MD
LG