Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xuutiyiinta oo diyaar ah wada-hadallo dheeraad ah


Afhayeen u hadlay kooxda mucaaradka Xuutiyiinta Yemen ayaa sheeegey inay wada hadallo dheeeraad ah la furi doonaan dowladda Yemen, haddii wada hadallada nabadeed ee hadda labada dhinac uga socda Sweden ay guuleystaan.

Maxamed Abdelsalam ayaa yiri”Haddii wada hadalladan ay horumar sameeyaan, oo la gaaro horumar lagu dhisayo kalsooni, waxan sameyn karnaa wada hadal dheeraad ah bilaha soo socota.”

Qaar ka mid ah qodobbada ay dhinacyadu ka wada hadlayaan ayaa waxa ka mid ah inay is weydaarsadaan maxaabiis islamarkaana dib loo furo dekadda Sanca.

XS
SM
MD
LG